Gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu qarxiyey Muqdisho

Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada AMISOM ayaa galabta casar gaabadkii qarax lagula eegtay agagaarka Isgoyska SOS oo ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda la geliyey ayaa la sheegay inuu dhacay xili ciidamada AMISOM ay marayeen inta u dhexeysa isgoyska SOS iyo xaafada Suuqa xoolaha oo … Continue reading Gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu qarxiyey Muqdisho